hassan, toronto, 29-10-2011 21:07:37,
|
|
A.Asalam daman dadwenaha garissa daman walalo ayannahay waxan kula dardarmaya naftaytha iyo tiinaba allah inlagabaqo wayo waxaa nasugayo aqiro u wana know my pasanal infomation see you nextime thakyou garissa.
dhamaan walaalahayga reer garissa waan idin salaamayaa salaanta islamka scm waxaan kaloo jaclahay gaarisa janay ilaahaaw noo nabadee amiin
salaan guud reer Gaarissa - my people, my birthplace.
Special greetings to that beautiful ,asalka girl. She
is one of the wonders of the world this year !!
She knows me when & if she reads this. Qalbigeygaad ku jirtaaye Qaaliyey caawa yaa kula qooqay qormooy.
This is to and for every girl in my hometown - Garissa.
I love U all. God bless YOU !!
sahra, birbimanhgam, 31-07-2011 10:41:57,
|
|
waxan salamaya dhaman walalah reer garissa waxan idiin rajanaya cafimad cafimad by sahra
I WOULD LIKE TO PASS MY SALAMS TO ALL REER BARDALEY AND BAAH WAALEY IN GENERAL.I REALLY MISS GARISSA NDOGO.
ahmed, london, 23-05-2011 10:04:15,
|
|
asalamu aleikum aal rer garissa
marka hore asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatuhu bacda salaanta qalika ah kadib waxan umahadcelinaya walalaha nosameyay webkan qaliga ah and say thanks all mida xigtaa I miss garisssa and I say asc all
ahmed ali, columbus,ohio, 19-05-2011 14:16:09,
|
|
asalamu alaykum all the muslims in this world especially people of garissa town[gamia road]
waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan reer gaarisa oo dhan waxaan i diin leeyahay hambalyo hormarka iyo dadaalka qiimaha iyo qaayaha badan oo aad sameeyseen, maxaa yeelay waxaan kol dhow booqasho ku tagay magaalada garisa,markaan arkay hormarka iyo dhismaha ka socda magaalada aad iyo aad ayaan oogu farxay,maxaa yeelay gaarisa waa magaaladeydii oo ku soo barbaaray.marka hormarka magaalada garisa waa mid aad iyo aad ii farax galinayo, teeda kala waxaan kaloo rabaa in aan halkan ka salaamay walaalkay abdiqadir raage iyo dhamaan familigaanaga kale iyo dhamaan muslimiinta kale dhamaantood.
dujis, leicester uk, 30-12-2010 17:52:30,
|
|
asw walaal waxaansalamaya dhaman rer gsa qasatan rer gsa ndogo iyo mr tumbo oo jogoo sweden
TUMBO, stocklom, 28-12-2010 10:02:39,
|
|
asc wote vijana na bila kusahau wasijana ya garissa. hapo nawa salamiya wafuatayo kalusha, maalimu, nukey, siyata,bila kusahau chairman supkem mr. abdullahi salat, na omar qaras,confress, ibrahim atosh, ismail.illy. abdimalik affey, anbdi ismail, hassan ngong,na kumalizia tanuru
buba, goteborg, 27-12-2010 09:08:59,
|
|
asalam aleykum my felow garissa resden nawasalamiya wote i reaily miss gsa
i would like to send my hallo salam to all people in garissa special my friends and relative.am born in garissa town.schooling in young muslim primary school.i like my home land and proud of it.thanx
SALAM,
WAXAAN HALKAN KA SALAMAYAA DHAMAN DHALINYARADA REER GARISSA, TANKALE WAXAAN HALKAN KA SALAMAYAA XASKEYGA DUNIYO IBRAHIM IYO SXBKAY JAMAC JAKET IYO MOHAMED IBRAHIM IYO HAKAR.
MACSALAMA
Marka hore waxaan salaan aad qaali u ah u dirayaa dhamaan dhalinyarada waqtigooda qaaliga ah noogu deeqay ee noo sameeyay websidekan, marka xiga waxaan slaamayaa dhamaan dadweynaha reer garissa gaar ahaana Hooyaday Zahra Maolim Omar iyo walaasheey Zeinab Aden Gabiow oo ku nool magaalada Garissa cadeey.
waxan halkan kasalamaya saxiibadeyda qaaliga ah nasro mahad jamac iyo dhamaan reer hagardeera
wallaal yaal waad salaamantihiin dhamaan reer gaariisa anigo oo ku nool wadanka ingiriiska waxaan salaamayaa reer abtiyaasheey khaasatan reer cabdisantuur, habaryartey dahabo muxumad cumar,abtigey kiimane aaxmed ismaaciil, awoowgey maxamed siyeelow waxaan idiin leyahay ciid mubaarak, kuna wada ciida ciid wannaagsan
waxaan iyana si gaar iyo si ggud ba usalaamaya bah ka sha qeysa webkan qiimaha iyo qaayaha leh waxan idion leeyhaya walaalayal shaqada halkaas kasii wada oo inoo soo tebiya magaala waxii cussub oo hormar oo kusoo kordhey.
ABDI, 29-07-2010 11:40:06,
|
|
Asalam caleykum dhamaan reer gsa waxaan iidhinka so salamaya USA
walaala yaal waan idin salaamay dhalinyarad wabkan furtay salaan kadib waxaan idin leehay dadaalka labnlaaba oo soo qaata sawirada gobalka iyo waliba warbixinta gobalka iyo hormarka ka jira maa dama ay tahay ama noqotay gobal muhiim u ah soomaaliyo dhan, wabkan waa inuu noqdaa mid horumara.Ilove my home town that i have born / bread and educated.
Walaal yaal Wad salaamantihin dhamaan rer-garissa salaantaso ka timiid all the way from unted states
waxan xalkan ka salamaya dhaman reer garissa ,gar ahan my family(reer a.affey)
hallo my family ,my people ,my city
walaala yaal waan idin salaamay dhalinyarad wabkan furtay salaan kadib waxaan idin leehay dadaalka labnlaaba oo soo qaata sawirada gobalka iyo waliba warbixinta gobalka iyo hormarka ka jira maa dama ay tahay ama noqotay gobal muhiim u ah soomaaliyo dhan, wabkan waa inuu noqdaa mid horumara
waxan halkan ka salayeya dhamaan dadka rer G.S.A waxan Allaha ooga rejeyneya in kanecada ka qadoo magalada mida kale waxan leyahay ha iska dayan waxa ukenaya hor mar la aanta sida qabyalada iyo xasidnimada naxaris darada oo hala qaybsadan wadanka intisa kale hormarka uu garahy waxan kuso gabagaben G.S.A hanolatoo
Salaam Alaikum Soomaaliweyn,
Marka hore waxaan salaan u soo jeedinayaa dhammaan walaalaha soomaalida meel kasta ay joogana, iyo asxaabta ka danbeeso webkan cusub, aad baad u mahadsantihiin.
waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinyarada ree gaaarisa oo ah dhamaantood walaalahay waxaana oo hambalyeeynayaa dadaalka eey muujiyeen oo ah in ay magaaladoodii u sameeyeen website aad u qiimo iyo qaayabo badan dhalinyaro aad iyo aad ayaad oogu mahadsantihiin
waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan reer NFD iyo soomaalida ku nool magaalada gaarisa waxaan kaloo halkan ka salaamayaa dhamaan reerkaanaga oo dagan gaaarisa
Shout outs to all Garissans everywhere, thanks to the webmasters of GarissaCity.com
Mohamed, Moscow, 01-05-2010 09:22:32,
|
|
salaam damaan reer NFD khasatan reer Garissa.
Viva NFD Viva G-town.
Hafsa, London, 28-04-2010 11:02:48,
|
|
Salaan waxaan hawada u soo marinayaa reer north eastern aka NFD oo dhan, iyo soomalida meel kasta ay joogaan
siman, garissa, 28-04-2010 10:31:08,
|
|
waxan salan qaali hawada umarinaya daman walalha rer garissa asalam aleykum waraxmatullahi wabarakatuhu
halkan waxana ka salaamayaa familkeyga oo jooga wadanka kenya, somalia iyo ethiopia, waxaan kaloon halkan ka salaamayaa soomaalida dhan meel kasta ay jogto.
thanks Garissa City for the great service
salaam alaikum dhammaan soomaaliweyn, waxan salaamayaa walaalahey oo ku nool wadanka mareekanka, kadib waxaan salaamayaa somalida dhammaantood meel kasta ay joogaan.
GARISSA 4 LIFE
First I would like to say BIG salaam to the guys who are behind this great website, second I would send my greetings to all my families and friend everywhere.
VIVA NORTH EASTERN PROVINCE